Al Shabaab oo sheegtay in si dirqi ah uga bad baaday weerar ay ku dili rabeen C/llaahi Shariif

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo, weerarkan ayaana Al Shabaab ku doonayeen in ay ku dilaan gudoomiyaha degmadaasi. Al Shabaab ayaa sheegtay in weerarkooda ku beegsadeen xarunta maamulka degmada Buurdhoobo , waxa ayna Al Shabaab xuseen in weerarkaasi si dirqi ah uga bad baaday … Continue reading Al Shabaab oo sheegtay in si dirqi ah uga bad baaday weerar ay ku dili rabeen C/llaahi Shariif